Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaalka u dhaxeeya dowlada Azerbaijan iyo Armenia

Dagaalka u dhaxeeya Azerbaijan iyo Armenia ayaa sii socday maanta oo Khamiis ah, ka hor wada-hadallo la filayo in Mareykanka, Ruushka iyo Faransiiska ay ka yeeshaan sidii xabad-joojin loo gaari lahaa. Wasiirka Arrimaha Dibedda Azerbaijan Jeyhun Bayramov ayaa magaalada Geneva kula kulmi doona safiirada Mareykanka, Ruushka iyo Faransiiska, halka wasiirka arrimaha dibedda Armenia Zohrab Mnatsakanyan … Continue reading Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaalka u dhaxeeya dowlada Azerbaijan iyo Armenia